Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa caawa kulan casho-sharaf ah u sameeyay xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Dowlad…
Yearly Archives
2026
Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Türkiye ayaa xusay 15 sano oo saaxiibtinimo iyo iskaashi istiraatiiji ah, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, uu tilmaamay in xiriirka labada…
Waxaa maanta Xaafadda Wadajir ee magaalada Baydhabo ka bilowday olole nadaafadeed, kaas oo looga gol leeyahay xoojinta nadaafadda deegaanka, hagaajinta bilicda magaalada iyo wacyigelinta bulshada ee muhiimadda ay leedahay ilaalinta…
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay xisaab-xirka miisaaniyadda 2025 iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya
written by HAJI
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho, iyagoo looga hadlay arrimo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…










