Culimaa’udiinka Koonfur Galbeed ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada iyo iska horimaadyada hubeysan ee ka dhacay magaalada Baydhabo, iyagoo dhinacyada isku haya ugu baaqay inay ilaaliyaan…
2026
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYBGALAY XUSKA 15-SANO GUURADA DIB U CURASHADA XIRIIRKA SOOMAALIYA IYO TURKIGA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu xusayay 15-sano guuradii dib u curashada xiriirka diblomaasiyadeed iyo saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Türkiye.…
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KGS oo Ceelal Biyo Nadiif ah ku Wareejisay Xerada Barakacayaasha ADC
Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee koonfur galbeed soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu wareejinayay ceelal si wanaagsan loo qalabeeyay oo laga hirgeliyay Xerada Barakacayaasha ADC ee…
Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidamada fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo, ayaa maanta gargaar bani’aadanimo iyo daawooyin gaarsiiyey dadka danyarta ah ee ku nool xeryaha barakacayaasha ee…
Sacuudi Carabiya oo Muqdisho u soo dirtay wafdi sare, iskaashiga amniga Soomaaliya oo la filayo inuu ballaarto
Wafdi sare oo ka socda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo wafdiga lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport. Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga…










