Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, oo ay ka qeyb galayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada ku howlan arrimaha amniga dalka.…
2026
Magaalada Muqdisho oo marti gelin doonta Madasha Qaran ee Isgaarsiinta Istiraatiijiga xiriirka warbaahinta ah 2026.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho lagu qaban doono Madasha Qaran ee Isgaarsiinta Istiraatiijiga ah 2026, taas…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Amniga ee Dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Waqooyi Bari. Wasiirrada…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa looga hadlay dadaallada Soomaaliya…
Muqdisho – Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirweynihii Qaran ee Amniga Gudaha, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga dalka, dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta dowladda…
Wasiirkii hore ee Amniga Koonfur Galbeed, Xasan Cabdiqaadir Maxamed, Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed iyo masuuliyiin kale ayaa duleedka Magaalada Baydhabo ku booqday ciidamada taabacsan…










