Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta safar ku aaday dalka Maraykanka, isaga oo sii mari doona dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Qoraal ka baxay xafiiska Cirro ayaa lagu sheegay…
Yearly Archives
2026
Taliyaha Saldhigga Baydhabo oo sheegay in xaaladda amniga magaalada baydhabo iyo duleedkeeda la xaqiijiyey.
written by HAJI
Taliyaha Saldhigga Degmada Baydhabo, Cali Taagey, ayaa warbaahinta la hadlay kaddib weerarro maanta ka dhacay magaalada Baydhabo iyo daafaheeda. Taliyaha ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab iyo maleeshiyaad uu ku tilmaamay…
SOOMAALIYA OO GUDDOOMISAY SHIRKII UGU HORREEYEY EE WASIIRRADA GANACSIGA DALALKA KU MIDOWBAY HINDISAHA GEESKA AFRIKA.
written by HAJI
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha JFS, Mudane Danjire Gamal Maxamed Xasan, ayaa guddoomiyey furitaanka shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan Hindisaha Geeska Afrika (HoAI). Wasiirka oo ku…
Madaxtooyada DGKS oo warsaxaafadeed kasoo saartay dagaaladii baydhaba iyo duleedkeeda ka dhacay.
written by HAJI
Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag u bogaadinayso Ciidamada Qalabka Sida iyo shacabka magaalada Baydhabo, kaddib weerar ay magaalada ku soo qaadeen ciidamo taageersan Madaxweynihii hore…










