Wafdi ka socda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoo wafdiga uu hoggaaminayo Maareeyaha Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah, Xasan Cabdulqaadir Ciise.…
Yearly Archives
2026
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed oo Saldhigyo Cusub ka Samaystay Duleedka Baydhabo.
written by HAJI
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saldhigyo ciidan ka samaystay qaar ka mid ah duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo tallaabadan lagu sheegay mid lagu xoojinayo amniga magaalada…
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa sheegay in ay tahay mas’uuliyad-darro in maamulka hubka iyo hawada Soomaaliya lagu aamino hoggaan uu sheegay in waqtigiisu dhammaaday. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka…
Midowga Afrika oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay ansixinta heshiiska lagu dhisay Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika.
written by HAJI
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa saaka xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ku qaabilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, oo booqasho…










