Baydhabo, 4 Sebtember 2026 — Golaha Nabadda, Midnimada iyo Horumarka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlayo dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo iyo xaaladda amni ee magaalada. Goluhu…
Yearly Archives
2026
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalladii cuslaa ee shalay, khamiistii 3-dii September, ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda, iyadoo xaaladda magaalada ay maanta ka deggan tahay sidii shalay.…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay hannaanka lagu dhisayo Ururka Garsoorayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kulan wadatashi ah looga hadlay qabyo-qoraalka dastuurka…










