Magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow ayaa saaka laga soo sheegaya xaalad deggan oo xasilloon, iyadoo dhaqdhaqaaqa bulshada uu si tartiib ah dib ugu soo laabanayo. Hase yeeshee, xalay magaalada…
2026
Wasiirka Warfaafinta: Soomaaliya iyo Türkiye waxay iska kaashanayaan dagaalka Al-Shabaab.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Türkiye ay Soomaaliya ka taageerto dhinacyo kala duwan, gaar ahaan dhinaca amniga iyo la-dagaallanka Al-Shabaab. Wasiirka ayaa…
SAWIRRO: Xaflad lagu soo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu qabtay London.
Waxaa magaalada London ee dalka UK lagu qabtay xaflad lagu soo dhoweynayay laguna taageerayay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac). Munaasabadda ayaa…
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Wakiilka cusub ee WHO Soomaaliya.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay waraaqaha aqoonsiga ee Dr. Humphrey Karamagi, oo ah Wakiilka…
Wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya oo Daahfurtay Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Rayidka xiliyada dagaalada.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Maxamed Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Rayidka xilliyada Hawlgallada Milatari iyo Colaadaha Hubeysan. Siyaasaddan ayaa diiradda…










