Wasiirka Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, Isaaq Maxamed Korsaar, ayaa maanta booqasho iyo kormeer ku tagay qaar ka mid ah xerooyinka ciidamada dowladda ee ku yaalla duleedka magaalada Baydhabo. Wasiirka waxaa…
2026
Wasiirka Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed oo Shir-Guddoomiyey Kulan Looga Hadlay Xoojinta Adeegyada Caafimaadka Xilliyada Deg degga ah.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cqaadir Shariif Sheekhuna, ayaa shir-guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlay xaaladda amniga iyo saameynta ay ku yeelan…
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka Soomaaliya, Dr. Maryan Qaasim, ayaa soo dhaweysay daah-furka Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Rayidka xilliyada Hawlgallada Ciidamada iyo Colaadaha Hubeysan. Dr. Maryan qasim oo…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Sabtidan Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Guddiga Doorashooyinka Qaranka. Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan iyo xubno…
Türkiye oo lagu tilmaamay saaxiib muhiim u ah Soomaaliya, iyadoo la xusay kaalintii gargaarka ee 2011.
Türkiye ayaa lagu tilmaamay dal si wanaagsan ula garab istaagay Soomaaliya muddo tobannaan sano ah, iyadoo taageeradeeda ay taabatay dhinacyada gargaarka bani’aadannimo, amniga, waxbarashada, caafimaadka iyo mashaariicda horumarineed. Qoraalka ayaa…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada Washington, D.C. ee dalka Maraykanka, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan bulshada Somaliland iyo…
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay habraac cusub oo lagu diiwaangelinayo hay’adaha dhaqanka iyo farshaxanka.
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26, kaas oo lagu ansixiyay Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka…










