Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Cali Yuusuf Cali (Cali Hosh), ayaa sheegay in ilaalinta dadka rayidka ah ay tahay tiir muhiim u ah kalsoonida shacabka iyo sharciyadda dowladnimada. Hadalkan…
2026
Wasaarada Waxbarashada Federaalka iyo Koonfur Galbeed oo soo saaray jadwalka sanad-dugsiyeedka 2026/2027.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Wasaarada waxbarashada maamul goboleedyada iyo agaasinka waxbarashada gobolka banaadir ayaa soo bandhigay jadwalka waxbarashada ee sanad-dugsiyeedka 2026/2027, kaas…
Daawo: Xildhibaannada federaalka deegaan doorashadooda tahay KGS oo cambaareeyey weerarradii iyo qaraxyadii Baydhabo.
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed oo kusugan caasimada soomaaliya muqdisho ayaa si adag u cambaareeyey weerarradii iyo qaraxyadii ka dhacay magaalada…
Soomaaliya ayaa ka qayb-gashay Shirweynaha 12-aad ee Baarlamaanka Adduunka, qaybtiisa dhallinyarada, oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Samarkand ee dalka Uzbekistan, iyadoo Xildhibaan Sadiiq Cabdullaahi Cabdi uu Soomaaliya ku metelayey shirweynaha.…
Mas’uuliyiinta SoDMA oo Beledweyne ka wadday wacyigelin ku saabsan khataraha roobabka iyo fatahaadaha
Masuuliyiin sare oo ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) oo safar shaqo ku jooga magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa booqasho iyo wacyigelin ku saabsan u diyaar-garowga xaaladaha degdegga…
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryam Qasim Ahmed, ayaa magacaawday afar Agaasime-waaxeed oo cusub, kuwaas oo hoggaamin doona waaxyaha kala duwan ee Guddiga. Agaasime-waaxeedyada la magacaabay…
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed oo WHO Kala Wareegtay Daawooyin loogu Talo galay Jawaabaha Caafimaad ee Degdegga ah.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO kala wareegtay daawooyin loogu talagalay in lagu xoojiyo jawaabta caafimaad ee xaaladaha degdegga ah iyo…
Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa heerka labaad ee waxbarashada sare (Master’s Degree) ka qaatay Jaamacadda Islaamiga ah. Dhanka kale, Guddiga qiimeynta buugga…
SAWWIRO: Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed oo Qaabilay Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Baarlamaanka KGS.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdiraxiin Maxamed Ibraahim, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed, oo…










