Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Marwo Nura Mustaf Mukhtar, ayaa adkeysay muhiimadda ay waxbarashada gabdhuhu u leedahay horumarka bulshada Soomaaliyeed. Wasiiru-dowlaha ayaa sheegtay in Mashruuca Rajo…
2026
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGKS oo booqday isbitaalada baydhabo Gaarsiisay Deeq Daawooyin iyo Agab Caafimaad.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta booqasho kutagay isbitaalada baydhabo asigoona halkaas gaarsiiyay daawooyin iyo agab caafimaad oo kala duwan saddex isbitaal oo ku…
SAWWIRO: ππππππ ππππππ ππππππππ ππππππ ππ πππ ππππππ BUUGA πππππ-πππππππππππ ππππππ ππππππ ππ ππππ ππππππ
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, ππππππ ππππππππ ππππππ ππππ, ayaa difaacday cilmi-baaristiisa heerka labaad ee Master-ka, taas oo uu ka diyaariyey Β«Ψ§ΩΨΩΨ³ΩΨ¨ΩΨ©Ω ΨΉΩΨ― Ψ§Ψ¨Ω ΨͺΩΩ ΩΨ©Β», kana tirsan qaybta Siyaasadda…
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Koonfur Galbeed oo howlgallo qorsheysab ka sameeyay deegaanka Madax-Maroodi.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, oo kaashanaya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-Maroodi, oo ku yaalla dhulka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Hoose…
Guddoomiyaha Degmada Diinsoor ahna Duqa Magaalada, Mudane Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow, ayaa hoggaamiyay howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Howlgalka ayaa waxaa…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed, ayaa booqday Qaybta 1-aad ee Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee ku sugan magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku sameeyay kormeer la xiriira xaaladda…










