Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 ayaa lafilayaa inuu goordhow ka furmo magaalada Muqdisho. Shirweynaha waxaa ka qaybgalaya madaxda hay’adaha warbaahinta dowladda Federaalka Soomaaliya, warbaahinta dowlad-goboleedyada dalka, warbaahinta…
2026
Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed: “Waxaa muhiim ah in la casriyeeyo warbaahinta dalka”.
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Koonfur Galbeed, Mudane Nuur Siidow Baba, ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay casriyeynta warbaahinta Soomaaliya iyo la jaanqaadkeeda isbeddellada tiknoolajiyadda iyo hababka cusub…
WASAARADDA TAMARTA IYO KHEYRAADKA BIYAHA OO DAAHFURTAY TABABAR KU SAABSAN U DIYAARGAROWGA EL NIÑO.
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa daahfurtay tababar kor loogu qaadayo aqoonta iyo awoodda shaqaalaha Wasaaradda ee ku aaddan u diyaargarowga El Niño, la socodka xaaladaha…
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed oo La Wareegtay Qalab Kombiyuutarro ah oo Lagu Xoojinayo Nidaamka Macluumaadka Caafimaadka.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay qalab kombiyuutarro iyo agab la xiriira oo loogu talagalay xoojinta Nidaamka Macluumaadka Caafimaadka iyo horumarinta adeegyada…
Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddiga Amniga ee Golaha Wakiillada DGKS.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Issack Mohamed Issack (Korsaar), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Amniga, Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta ee Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania, Drs. Samia Suluhu Hassan, kaddib geerida ku timid seygeeda, Hafidh Ameir Hassan. Madaxweyne…
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim, oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum), ayaa ka hadlay muhiimadda horumarinta…
Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul ee halista ugu jira fatahaadaha, xilli uu safar shaqo ku…









