Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa kormeer ku tagay buundada magaalada, halkaas oo uu…
2026
Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furtay shir lagu xoojinayo tallaabooyinka looga hortagayo saameynta musiibooyinka
Muqdisho – Ku-xigeenka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ka furay kulanka saddex-biloodlaha saddexaad ee Kooxda Farsamada Qaranka ee Wax-ka-qabashada Hore ee Soomaaliya…
Xubnaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay.
Golaha Dhaqaalaha Qaranka (NEC), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha ahna La-taliyaha Sare ee Dhaqaalaha Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay mas’uuliyiin ka socday hay’adaha Qaramada Midoobay…
Wasiirka Qorsheynta oo UNHCR kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo qorsheynta qaranka.
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee…
SoDMA oo Janaale ka Daahfurtay Mashruuc Caafimaad oo Lagu Taageerayo iyo Deegaannada Khatarta Fatahaadaha El Niño
Janaale, Shabeellaha Hoose – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa daahfurtay mashruuc caafimaad oo lagu xoojinayo adeegyada caafimaadka iyo u-diyaargarowga bulshada ku nool deegaannada loo arko inay halis ugu jiraan…










