Wasiir Ku-xigeenka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Mudane Cabdifataax Saciid Axmed Siidii, ayaa deegaanka Jaziira ee Gobolka Shabeellaha Hoose kulan qado iyo dalxiis ah ugu…
Yearly Archives
2026
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Guddiga Shaqaalaha Rayidka.
written by HAJI
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Mudane Sharmarke Maxamed Kuulow u magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Magacaabistan ayaa…
Wasiirka Amniga iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo la kulmay madax ka socotay IOM somalia.
written by HAJI
Wasiirka Wasaraada Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Isack Mohamed Isack (Korsaar) oo ay Wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Wasaarad Arimaha Gudaha iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada ayaa kulan la Qaatay Madax ka…
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Ibraahim Maxamed Nuur (Kalay), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay masuuliyiin ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay ee Adeegyada Mashaariicda (UNOPS). Kulanka ayaa diiradda…










