Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in 4-ta Sebtembar ay duqeyn cirka ah ka fuliyeen Soomaaliya, taas oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab. AFRICOM ayaa sheegtay…
2026
Hogaamiye sheekh Aadan Madoobe oo khadka taleefanka kula hadlay madaxweyne xasan sheekh.
Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Sheekh Aadan Madoobe oo la…
Soomaaliya oo qorshaynaysa habraac cusub oo lagu xaddidayo ajaanibta muuqaallada ka duuba gudaha dalka
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarinayso habraac cusub oo lagu nidaaminayo ajaanibta iyo hay’adaha ka shaqeeya duubista muuqaallada iyo dalxiiska gudaha dalka. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Cabdifataax Qaasim, ayaa…
Taliska ciidanka xooga soomaaliyeed oo Gaashaanle Sare Axmed Gaashaan u magacaabay Abaanduulaha Qeybta 12-ka Abriil.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Gaashaanle Sare Axmed Cabdi Cali, oo loo yaqaan Axmed Gaashaan, u magacaabay Abaanduulaha Qeybta 12-ka Abriil ee Ciidanka Dhulka Xoogga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya, Alper Aktaş, oo u yimid kulan sagootin ah. Wasiirku wuxuu uga mahadceliyay Safiirka kaalintii…










