Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ku baaqay in hay’adaha warbaahinta iyo ra’yulcaamka Soomaaliya iyo Türkiye ay si dhow u wada shaqeeyaan,…
2026
Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed oo Afgooye Kulan kula Qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka degmada.
Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Marwo Sahara Cumaan Axmed, iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Mudane Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, ayaa degmada Afgooye kulan kula qaatay Odayaasha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka ee jaamacadda Umadda soomaaliyeed. Munaasabadda ayaa lagu qabtay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku baaqay in la xoojiyo wada-shaqeynta hay’adaha ka shaqeeya xuquuqda bulshada kuwooda nugul.
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ku boorriyay Guddiga Haweenka, Carruurta iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka iyo Wasaaradda Qoyska…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la kulmay Mas’uul ka tirsan Xarunta la-dagaallanka Wararka Beenta ah ee Turkiga.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Xasan (Abdulfatah KM), ayaa kulan la yeeshay Deniz Demir, oo ah Isuduwaha Xarunta La-dagaallanka Wararka Been-abuurka iyo Macluumaadka Marin-habaabinta ee hoos tagta…
Wakiilka UNDP Somalia iyo Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta hay’adda Dowliga
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliya, Dr. Maryan Qaasim, ayaa xarunta guddiga ee Muqdisho ku qaabishay Wakiilka Joogtada ah ee Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Chris…










