SANA’A, Yemen — Xiisadda u dhexeysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen ayaa mar kale cirka isku shareertay, iyadoo dagaallada iyo weerarrada sii kordhaya ay halis ku yihiin amniga Sacuudiga iyo isu-socodka…
Yearly Archives
2026
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee magaalada baydhabo oo Furtay Diiwaangelinta Ardayda Cusub ee 2026/2027.
written by HAJI
Baydhabo — Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya (USS) ee magaalada Baydhabo ayaa si rasmi ah u shaacisay in la furay diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026/2027. Jaamacaddu waxay sheegtay in fursaddan ay…
Kulan looga hadlay amniga iyo horumarada ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose oo Afgooye lagu qabtay.
written by HAJI
Kulan looga hadlay xaaladda amniga iyo howlgallada ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay degmada Afgooye, iyadoo uu shir guddoominayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga, Mudane Maxamed Yuusuf Maxamed. Kulanka…
Wasaarada waxbarashad DGKS oo Baydhabo maanta ka daah-furay Barnaamijka Waxbarashada Maxaabiista iyo eedeysanayaasha
written by HAJI
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Maxamed Cismaan Xaaji Jiidow, ayaa si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka Waxbarashada Maxaabiista ee Xabsiga Dhexe ee…










