Taliyaha Guutada 77 ee Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Qaranka, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed ayaa booqasho shaqo ku tegay deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud. Deegaankan ayaa waxaa degan cutub ka tirsan Guutada…
2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay saddex arday oo Soomaaliya guul weyn uga soo hooyay tartan Qur’aan.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo kaalmaha koowaad, labaad iyo saddexaad ka galay tartan caalami ah oo Qur’aanka Kariimka ah,…
Wasiir Mukhtaar Roobow oo Mauritania uga qeybgalay shir caalami ah oo looga hadlaayay Dacwada Guud, Shareecada Islaamka iyo Siirada Nabiga, kaas oo maanta furmay.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa magaalada Nouakchott ee dalka Mauritania uga qeybgalaya kalfadhiga 39-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Dacwada, Shareecada Islaamka iyo…
Jamhuuriyada Türkiga oo Geneva ka sheegtay in waxbarashada xuquuqda aadanaha laga dhigo mid waajib ah ka hor 2028.
Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha, Volker Türk, ayaa ugu baaqay dhammaan dowladaha caalamka inay waxbarashada xuquuqda aadanaha ka dhigaan mid waajib ah dhammaan heerarka waxbarashada, isagoo…
Houthi Advance at Bab el-Mandeb Triggers Red Sea Crisis and Global Energy Surge – Reuters middle east.
Humanitarian Distress and DisplacementThe International Organization for Migration reports that over 82,000 civilians have fled the fighting across Taiz and Hodeidah governorates. Thousands of displaced families are crammed into overcrowded…
Roobab Culus oo Muqdisho Ka Da’ay, Walaacna Laga Muujiyay Khataraha Fatahaadaha Deyrta 2026
Roobabkui xiliga deyrta oo Talaadadii ka bilaabmay Muqdisho iyo gobaladda soomaaliya qaar kamid ah iyo wadamada deriska, kuna sii jiray ilaa subaxnimadii Arbacada, ayaa sababay biyo fariistay iyo fatahaado saameeyay…










