Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed ayaa kawada hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo sidii…
Yearly Archives
2026
Bannaanbax ka dhacay Baydhabo oo lagu taageeray Xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga
written by HAJI
Bannaanbax lagu muujinayay taageerada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo ka qaybgalayaashu ay xuseen kaalinta Turkiga ee dhinacyada amniga, horumarinta iyo gargaarka bani’aadantinimo ee Soomaaliya. Bannaanbaxa…
Qaramada Midoobay: Soomaaliya waxay samaysay horumaro dhinacyada dhaqaalaha iyo bulshada.
written by HAJI
Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Qaramada Midoobay ee Arrimaha Horumarinta iyo Bani’aadannimada, George Conway, ayaa soo dhaweeyay horumarka dhaqaale iyo…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey isbeddelka Dhaqaale uu dalku gaaray – Wargeyska Dalka.
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda…









