Warar warbaahineed ayaa sheegaya in Ururka Xuutiyiinta Yemen uu ogolaaday in maraakiibta Mareykanka iyo kuwa xiriirka la leh Washington ay si nabdoon uga gudbaan marinka istaraatiijiga ah ee Bab al-Mandab,…
Yearly Archives
2026
Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika.
written by HAJI
Warsan radio Johannesburg (WMN) and (WNN):- Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada is-nidaaminta warbaahinta, horumarinta saxaafadda, anshaxa…
Hogaamiyaha maamulka waqooyi bari soomaaliya oo booqday xarunta taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.
written by HAJI
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa Khamiistan booqday Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa taliska ku…
Xog dhameystiran Sida uu u geeryooday Munshidka weynaa u geeryooday Cabdulaahi mahdaawi allaha unaxriistee.
written by HAJI
Waxa ugu weyn ee kordhiyey caannimadiisa waxay ahayd internet-ka iyo baraha bulshada. Halkii nashiidadu ku koobnaan lahaayeen CD-yada, idaacadaha ama munaasabadaha, codkiisa waxaa si fudud loogu faafiyey YouTube, SoundCloud, adeegyada…










