Waxaa geeriyooday Sheekh Ibrahim bin Cadel Hamza Al-Madani, oo kamid ahaa mu’adinnada Masjidka Xaramka ee magaalada Makka, kaddib muddo uu ka tirsanaa shaqada adhaanka iyo adeegga Makka Al-Mukarrama. Geeridiisa waxaa…
Yearly Archives
2026
Madaxeyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay Madaxweynaha Serbia, Turkiga, Amiirka Qatar iyo madaxkale , iyadoo UNGA 81 uu galay marxalad xasaasi ah.
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York kulan laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Aleksandar Vučić,Madaxweynaha Turkiga , Amiirka qatar madax afrikaan ah…
Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Isaaq Maxamed Isaaq (Korsaar), oo ay weheliyaan Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo saraakiil ka tirsan ciidamada amniga, ayaa kormeer shaqo ku…
Xildhibaan Brian Mast “Ololaha milatari ee ka dhanka ah Iran ayaa la ballaarin karaa doorashada dhexe kadib laakiin qataro badam ayaa jira” ayuu u sheegay TV-ga Aljazeera.
written by HAJI
Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiillada Mareykanka, Brian Mast, ayaa sheegay in qiimeynta iyo xulashada bartilmaameedyada milatari ee la xiriira Iran ay ku salaysan tahay xogta sirdoonka. Hadalkan ayaa…










