Kulan Looga Hadlay Dardargelinta iyo Horumarinta Waxbarashada ee Degmada Baraawe caasimada koonfur galbeed oo si fiican loogu dooday qaab awood qaybsiga gobalka shabeelaha hoose. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta…
2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka daahfuray Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya.
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya, kaas oo diiradda lagu saarayo sidii loo heli lahaa maalgelin horseedda…
Dowladda Koonfur Galbeed oo ka shirtay u diyaar-garowga saameynta El Niño ku soo wajahan geeska afrika.
Dowladda Koonfur Galbeed oo ka shirtay u diyaar-garowga saameynta El Niño ku soo wajahan geeska afrika. Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo ku…
Sheekh Aadan Madoobe oo Baydhabo kula kulmay Madaxa WFP Soomaaliya Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo Taliyaha Difaaca Cirka ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal…









