Abaarta Ku Dhufatey Gobolka Bakool ayaa gaartey Heerkii Ugu sareysay waxaa dhamaanaya Xoolaha Nool oo ay ku tiirsan yihiin Shacabka Gobolkaas Isla markaana waxa yaraadey Biyaha iyo Calafka Xoolaha La siyo.
Wariyaasha warbaahinta warsan oo u dirtay hindha hindhayn Ee Gobolka Bakool gudoomiye ku xigeenka saxaafada SNJ Muxidiin Xusni iyo wariyaal badan ayaa maani horay Safar Shaqo ah ku tagey Degaanada Quruc Joome,Ceel-Midig, Abeesaale Ilweyne iyo Degaanka Aboore Ee Gobolka Bakool Ee Koonfurta Soomaaliya halkaasoo Ay ka jirto Noolal adag oo soo food saartey Dadka iyo Duunaya.
Halkan Ka DHAGEYSO