Cudurka Jadeecada Waxaa uu Kamid yahay 5 cudur ee Dilaaga Ah Wasaarada Caafimaadka ee Koonfur Galbeed oo Arimahas Kaduuleysa Waxaa Ay magaalada Baydhabo Ka bilowdey iyadoo Kaashaneydo Hay’ada UNSAVE Talaalka Cudurka Jadeecada Waxaana meelaha Mashruucaas laga fulineyaa qaar ka tirsan xerooyinka Barakaciyaasha iyadoo dadka Barakaciyasha Lasoo Daaristey Xaalad caafimaad daro ah oo ilmaha qaar iminka ay la il daran yihiin Cudurka Jadecada .
Waxaana Talaalkan Kafaaideysaneya Ku dhawaad 20,000 kun oo Caruur ah