21 OCTOBAR SOOMAALIYA MAXEY UGA DHIGAN TAHAY
Waa maalin dhacdey dowlad mid kalena dalka la wareegtey ,Waa maalin xukunka dalka ay la wareegtey dowladii kacaanka ee uu hogaamineyey Allah ha u naxariistee Maxamed siyaad Barre
Dhageyso Barnaamij Dheer oo Aan idin Ka diyaariney Maalintaasi iyo Muhiimadeeda .
Tabintu Waa Faarax Xuseen Xaaji Abwaan Weerow
Dhageyso:-21 OCTOBAR SOOMAALIYA MAXEY UGA DHIGAN TAHAY
					previous post
				
				
					
 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						