Wararka naga soo gaaraya duleedka wanleweyne ayaa sheegaya iney halkaas ku dhinteen ciidamo ka tirsan bargaraafta iyo dad shacab ah dhacdadan ayaa ka danbeysey kadib gaari BL ah dad shacab ah saarnayeen iyo ciidama Bangaraafta ah kuwaas ku labisnayeen dhar shacab isla markana wadteen bastoolada ayaa gaarigii ay saarnayeey cilad soo wajahdey waxa gaariga ka qarxay taayarka inta u dhexeysey garas bandiire iyo texsiile ee duleedka Wanleweyn Gaari ayaa sidey khudaar wuxuuna ka yimid Afgooye kuna qajahnaa Wanleweyn intaaa ka dib waxey tageen meel gaariga lagu cilad bixiyo waxana goobta yimid ciidamo kale oo la sheeyey iney ahayeen ma gafayaal dadka aftuubtaan markii ay isku deyeen iney dadkii afduubtaan ayaa ciidamadii bangaraafta bostoolado lasoo baxay kadib dagaal ayaa halkaas ka bilowdey ciidamii bangaraafta oo gaarayeen labo askari ayaa halkaas ku dhinteen halka kooxdii magafayaasha ahayeen hal laga diley halna laga dhaawacay waxa sidoo kale dhimasho iyo dhaawac kasoo gaarey dad shacab ah oo gaari la socdeen inta lanoo xaqiijiyey hal ruux oo shacab ah ayaa ku dhintey goobtaas dhimasha ayaa gaareysa 4 ruux halka dhaawaca uu yahay hal ruux sida dadka degaanka inoo xaqiijiyeen ciidamada bangaraafta ayaa hubkooda waxa qaatey ciidamadii kale magafayaasha loo yaqaano maalmahan halkaas kusoo badanaayaan.
Dadka ku safra wadaas ayaa qaati ka taagan marida wadadaas iyo dowlada baaq loo direy aan ilaa hada laga jawaabin isku soo wada tuubo ma ahan markii ugu horeysey ee dhacdo arintan oo kale.