Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo 13-kii August isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Roobow oo ay wehlinayaa xubno uu kamid yahay wasiirkii hore ee difaaca xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa Garoonka Dr. Ku Soo Dhaweyey, Wasiiro, Xildhibaano,Odayaasha Dhaqanka, Maamul Gobolka Iyo Degmada Baydhabo iyo Dadweyne fara badan.
Hadal kooban uu siyey safaaradda ayaa sheegen inuu kulumo badan la yeelan doono Maamulka Koonfur Galbeed Iyo qiibaha kale Ee Bulshadda.
“>
Hadal kooban uu siyey safaaradda ayaa sheegen inuu kulumo badan la yeelan doono Maamulka Koonfur Galbeed Iyo qiibaha kale Ee Bulshadda.
allowfullscreen=”allowfullscreen”>