{WARSANRADIO} Wareegii 4 aad Habeenkii 26 aad ay Tartamaan Xaafadaha Baydhabo.
Waxaa Caawa ku Tartamayey Xadadaha kala ah Salaameey {A} Salaameey {B}
Barnamijkii tartan Aqoneed 10 Ka Xafadod ee Magalda Baydhabo
Wareegii Afaraad ayaa caawa bilowday iyadoo tartanka oo ahaa soma final waxaa is arkay Xaafadaha kala aha Salaameey A iyo Salaameey B
Iyagoo soo bandhigay Tartan xiiso leh. waxuna kadowanaa tartanka caawa tartama diihore Salaameey B ayaa na kabadisay Salaameey A 9 dhibcod iyo 2 dhib cod oo aylakala imaaden waxaana gudubtay Salameey B
Kooxda Salaamey B waxey sugi doontaa finalka xaafadaha cadaada,bardaale,iyo Haabare oo Habeen dambe tartan adag dhex mari doona midi ka soo baxdana la ciyaari doonto salaamey B oo finalka u fadhida midi soo baxda .
Habeendabe cadaada haabara bardaale
Hadaba Dhageesta Tartanka Caawa