Waxaa aad usiikor dheya Dadka Gudaha wadanka mareykanka ugu geeriyooneya Xanuunka safmareenka ah ee Kofid- 19.
Waxaa ay gaareen Tirada u dhintey Cudurka Koroona feyrus wadanka mreykanka 50,000 oo Qof sida tilmaameyaan Wararkii ugu Dambeeyey ee ka inaaneya mareykanka.
Xukuumada madaxweyne Donal Truma ayaa waxaa ay lahar dameysaa sidii ay wax ugu qaban lahayd Dadka la xanuinsaneya Karona.
Tirada mareykanka uu ku diley Cudurkaan ayaa waxaa ay noqoneysaa tii ugu badneyd ee Dal Qura uu kudilo Xanuunkaani ee Caalamka kala xirey.
Waxaana Mareyknka uu kaalinta koowaad kaga jiraa Dalalka sida weyn uu saameynta ugu yee shey covid-19.