Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed written by Warsan Radio 17/05/2022 Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ee dhawaan la doortay Xasan Sheekj Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle, Galmudug, Punyland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.Kulanka oo ahaa Qado uu u sameeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sidoo kaleHambalyo, Salaan iyo sidii la isaga kaashan lahaa Adeegyada Dowladeed ee loo hayo Shacabka Soomaaliyeed.Madaxweynaha Soomaaliua Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u mahad celiyay Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed, isaga oo ugu baaqay in la xoojiyo wadashaqeynta dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed was last modified: May 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad next post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan You may also like War-murtiyeed ka soo baxay shir maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho uga socday midowga musharixiinta 26/11/2020 Mamulka KG oo Doorashadii Aqalka Hoose ee Barlamanka oo soo gabagabooday maanta 05/12/2016 Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay mudda kordhintii loo sameeyay dowladda 14/04/2021 DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka Warsan 12/03/2020 Midowga Yurub oo Deeq Daawo soo Gaarsiiyey Muqdisho 05/07/2020 Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha oo Ka qayb galay Shirka Maalinta Afrika 04/09/2021 Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Dadkii Lagu Laayay Degmada Waajid 25/11/2020 Wasiirka Amniga iyo Wakiilka QM oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka 13/06/2020 Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la yeelanayo Wasiiro iyo Xildhibaano 22/06/2020 Dhageyso:- Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.