Dagaal ay ku dhinteen laba Nin walaalo ah oo ka dhacay Gobolka Sool written by Warsan Radio 05/06/2022 Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay degaanka Kugarad oo kuyaalla inta u dhaxeeysa degaannada Buulal & Karin Karfood ee Gobolka Sool.Daagaalka ayaa goobjoogayaal sheegeen in dadka ku dhintay ay kamid noqdeen Ca (-) iyo oo wada dhashay halka ay ku dhaawacmeen Saddex Ruux oo kale.Dhinacyada dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka ay ku dagaalameen, waxaana dagaalkooda uu yahay mid dhowr jeer oo hore soo laab laabtay.laamaha Amniga Somaliland ayaa weli ka hadlin dagaalka, hayeeshee colaad Beeleedyada ayaa sanadihii la soo dhaafay aad ugu batay degaannada Gobolka Sool gaar ahaan tuulooyinka hoostaga Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dagaal ay ku dhinteen laba Nin walaalo ah oo ka dhacay Gobolka Sool was last modified: June 5th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xiisad u dhaxeeysa Xukuumadda & mucaaradka Somaliland oo ka taagan Hargeysa next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Ciidamada Dowladda & kuwa Hir-Shabeelle ayaa howlgal Wadajir ah sameeyay 07/12/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 17/09/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/10/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Bidhaamiye Qeybta 11 aad 18/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/07/2020 DAAWO DOORSHADA KGS OO 14 MAALIN LAGU DAREY KA DIB IS CAILAADII GUDIGA DOORASHADA 15/11/2018 laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay rag dil & dhaawac ka soo geystay Garoowe 24/01/2023 Tallaalka Covid19 oo rasmi ah uga bilaabanaya dalka Ingiriiska 07/12/2020 Duulimaadkii ugu horeeyay ee UK ee Qaxootiga loogu masaafuriyo Rwanda oo la ogolaaday 11/06/2022 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamkaa 17/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.