Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO BAYDHABO SOO GAAREY 21/04/2018 Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo si rasmi ah u daah furtey Tallaalka ka hortagga COVID-19 07/09/2021 Taliska Hawlgallada Mareykan ee Afrika oo sheegay in Saraakiil Al-Shabaab ah ay u dhinteen COVID-19 15/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/09/2021 Dhageyso:-Masar O Weerar Culus Kuqaadaysa Itoobiya Muranka Biya Xidheenka Wabiga Niil Hadu Saameeyo Masar 19/11/2017 Sawiro: Gudoomiye Baarlamaanka KG Oo Soo Xiray Tababar Labo Maalmood Usocday Haweenka Xildhibaanada KG 09/12/2019 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 10/02/2022 NATO oo diiday dalab uga yimid Ruushka 11/12/2021 Imtixaanka Shahaadiga oo Lasoo Gabagabeynayo 22/07/2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabey Xubnaha ku matalaya doorashada Heer Federaal 05/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.