Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay ruux dil geystay written by Warsan Radio 26/11/2022 Ciidanka booliska ayaa war kasoo saaray dil ka dhacay magaalada Hargeysa , ciidanka booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay gacana kusoo dhigeen eedeysanihii ka dambeeyay dilka.Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Baashe Faarax Cabdi oo ku Eedaysan in uu dilay Marxuum Jimcaale Rashiid Xasan ina Nuura Suudi oo 25 jir ah.Eedaysanahan ayaa ku eedaysan ina ku dilay Marxuumka tooray Abaaro 2:30 Habeenimo ee Xalay kaasi oo kaga dhuftay qoorta, Dilkan ayaa ka dhacay Huteelka Niil Ee Magaalada Hargeisa.Ciidanku waxa uu ugu baaqeen cid kasta oo isku dayda amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan . Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay ruux dil geystay was last modified: November 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan “Nin Isbaaro lagu soo qabtay oo Qaadicu Dariiq ah qof igu imaan karo malahan” next post Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan You may also like DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN 04/07/2018 Shirkad Duulimaad oo laga leeyahay Israa’iil oo sheegtay in Qal-qal lagu galiyay Hawada Somalia 19/02/2024 Masuulin katirsan wasaaradda Gar gaarka oo gaarey Xudur. 01/12/2022 Wargeys soo bandhigay canshuurta uu bixiyay Trump sanooyiinkii u dambeeyay 28/09/2020 Tigray oo jawaab kulul ka bixisey eedeyn kaga timid QM 26/08/2022 Odayaasha dhaqanka oo kulamo xasaasi la kala qaatay wasiirka arrimaha gudaha Iyo Janaraal Xuud 05/12/2020 Ururada Bulshada Rayidka oo beeniyay war ay faafisay Villa Somalia 20/07/2020 Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Muqdisho 05/07/2020 Saddex qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Magaalada Addis Ababa 20/12/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA 19/12/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.