Somaliland oo Abaabul dagaal ka billaawday duleedka Laas-Caanood written by Warsan Radio 06/01/2023 Saraakiil katirsan Ciidamada Millateriga iyo Booliska Somaliland ee dhawaan ka baxay Magaalada Laas-Canood ayaa duleedka Magaaladaas waxaa ay ka billaabeen abaabulka dagaal ay doonayaan inay dib ugula wareegaan Magaalada.Saraakiisha ayaa la kulmay Saraakiil iyo Ciidamo kale oo Somaliland kusoo kordhisay, kuwaas oo doonaya inay xoog ku galaan magaalada Laas-Caanood oo ay hadda gacanta kuhayaan Ciidamo degaanka ah oo hubeysan.Oobjoogayaal ku sugan magaalada Laas-Caanood ayaa Risaala u sheegeen in siweyn magaalada looga dareemay Abaabulka ay Somaliland waddo, isla markaana ay u diyaarsan yihiin inay ika difaacaan.Sidoo kale wuxuu sheegay in hadda ay billwdeen in dib loo furo badi goobaa ganacsiga magaalada eek u xirmay dibadbaxyadii rabashadaha watay ee horay uga dhacay magaalada Laas-caanood.Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Laas-Caanood ayaa Bulshada ugu baaqay inay taxadar muujiyaan, ayna joojiyaan bannaanbaxyada si dib logu fur Ganacsiga iyo Goobaha Waxbarashada, waxaana weli xiran waddooyinka qaar ee Magaalada, halkaas oo dhagxaan lagu jaray. Somaliland oo Abaabul dagaal ka billaawday duleedka Laas-Caanood was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sarkaal ka tirsan Daacish oo loo qabtay Qarixii uu ka badbaaday Madaxweyne Buhari next post MD Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan rag ka tirsan AS oo hab qabiil lagu difaaco You may also like Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka? 21/01/2023 Asad Cabdirisaaq Maxamed oo loo doortay Kursi Golaha Shacabka 23/01/2022 Weerar khasaare gaystay oo ka dhacay Dalka Jarmalka 24/01/2022 Al-Shabaab Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Kasoo Yeeray NISA 06/04/2022 Dhageyso:-Gudoomiyaha Gudiga Madxa Banaan ee Dastuurka Dalka Xildhibaan maryan Cariif 18/08/2016 RW Xamse “ Dalku wuxuu ka soo baxayaa xaaladdii loo yaqiin ‘dowlad fashilantay” 17/11/2022 72 qof oo ku dhintay rabshadaha ka socdo dalka Koonfur Afrika 15/07/2021 Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Kenya 18/10/2023 Madaxweyne Trump oo saxiixay sharci uu diidanaa 30/12/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.