Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Uu Kahadley In ay Waxkaqaban Donaan Isbaarooyinka Iyo Dhibaatada Qaar Ee Lakunma Shacabka Ku Safara Wadada Udhaxeyso Magalada Baydhabo iyo Malagada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya.
Maxamed Sheeq C/dulaahi Taliyaha Ciidamada KG Oo Wareysi Siinayey Warsanradio Ayaa Waxaa Uu Sheegey Iney Wadaan Qorsho Ay Wax Kaga Qabanayaan Dhibaatooyinka Ay Kusoo Noqnoqanayaan 250 KM Oo Udhaxeyso Baydhabo Iyo Muqdisho Oo Dhibaato Loogu Geysto Shacabka Kg Oo Kusafara Wadadaasi.
Taliyaha Ciidamada KG Maxamed Sheeq C/dulaahi Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey In Dhawaan Ciidamo Katirsan Booliska Gaarka Ah KG lageen doono Gobolka Shabaalaha Hoose Si Ay ugu Howlgalaan Gobolkaasi Ciidamadaasi Waxaa Lagu Towbari Donaan Magalada Baydhabo Iyadoo Ay Jiraan Ciidamo Loo Tawabarey Gobolkaasi In Ay Jogaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobaolka Baay
W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)Xafiiska Magalada Baydhabo Janaay Ee Xarunta Gobolka Baay,