Baydhabo(WSR) Marka aad tagto Goobaha ganacsiga ee magaalada Baydhabo oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ganacsi oo ka wanaagsan bilihii la soo dhaafay.Hadaba mar aan wax ka waydiinay shaqsiyaad kuleh goobo ganacsi magaalada Suqyada ugu waa weyn waxa ay noo sheegeen in ay dareemayaan isbedel xaga ganacsiga ah, iyagoo ay ka muuqato wayiyadooda farxad iyo rajo ganacsi ka wanaagsan bilihii ay soo dhafeen.Ganacsiga qaybihiisa la sheegay in ay ugu dhaq dhaqaaq roonyihihiin ayaa kala ah MACIISHADA
You may also like
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Dowladiisa aysan faragalin doonin khilaafka Ethiopia iyo Eritrea
October 30, 2026
Hogaamiye Aadan Madoobe oo Baydhabo kula kulmay Taliyaha Qaybta Saddexaad ee Ciidamada Nabad Ilaalinta Soomaaliya.
October 30, 2026
Farmaajo oo dalbaday baaritaan madax-bannaan oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay degaanka Jameeco ee gobolka Bay
October 29, 2026
Itoobiya oo la sheegay inay heshay diyaaradaha Su-35, isla markaana sugaysa S-400: Maxay arintan ka dhigan tahay?
October 29, 2026

