Dagaal ka socda degaan katirsan Gobolka Sanaag written by Warsan Radio 15/12/2023 Wararka naga soo gaaraya degaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee galbeedka gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayana in uu halkaasi ka socdo dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo Beeleed.Maalmihii la soo dhaafay ayaa degaanka Dararweyne ay ka taagneyd xiisada u dhaxeysay labada maleeshiyo beeleed, hayeeshee saaka uu dagaalka sitoos ah u billaawday.Dhinacyada dagaalamaya ayaa iksu heysta dhul kuyaalla degaanka Dararweyne, waxaana goobjoogayaal sheegeen in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo labada dhinac dagaalka kasoo gaaray.Colaadda beelaha ayaa sannadihii u danbeeyay ku soo noq-noqotay degaannada dhaca galbeedka gobolka Sanaag gaar ahaanna Ceel Afweyn iyo Dararweyne, iyada oo Somaliland ay ku guuldareysatay inay wax ka qabato. Dagaal ka socda degaan katirsan Gobolka Sanaag was last modified: December 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post MD Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya saxiixa Heshiiskii ku biiritaanka Daladda Bulshada Bariga Afrika next post Qoysas dacwad ka gudbiyay Dowladda Mareykanka You may also like Faafaahin Qarax lagu weeraray Hotel ku yaalla xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho 16/08/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/12/2020 Dad ay ku jiraan Soomaali oo laga masaafurinayo Turkiga 04/08/2023 Maxaa ka soo baxay shirkii golaha wasiirada 01/09/2022 Dhageyso: Barnaamijka Klanka Warsan 25/07/2023 Jahwareer ka dhashay doorashada kuraasta taalla Beledweyne & Maamulka Gobolka oo ka hadlay 14/03/2022 Maamulka Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay DF xilli Axmed Madoobe ku sugan-yahay Muqdisho 02/09/2020 Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Magaalada Gaalkacyo (SAWIRRO) 02/07/2021 Dhageyso:-Dood ku saabsan Sida Coronavirus usaameyey Dadka Baahiyaha gaarka ah Qaba 15/07/2020 DHAGEYSO :BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN . 13/02/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.