Muqdisho(WRB)Kadib markii xalay Bambo gacmeed lagu weeraray Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo fariisin ku lahaa Degmada Hodan gaar ahaan xaafada Siigaale ayaa Ciidanka Dowladda waxa ay sameeyeen Howlgal…
ATEERA
Washinton(WRB)–Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta codka diidmada qayaxan ee Veto-ga u isticmaalaya haddii sharci ahaan loo ogolaado dadkii ka badbaaday iyo kuwii ku dhintay Eheladoodii weerarkii 11-kii September inay…
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la kulmay Madaxa Ciidanka Asluubta iyo Xeer ilaaliyaha Jarmalka
Frankfurt(WRB)–Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo Booqasho shaqo ku jooga Dalka Jarmalka ayaa waxa uu kulamo la qaatay Xeer ilaaliyaha Dalka Jarmalka, iyagoo ka wada hadlay sidii…
Muqisho(WRB)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in Shacabka oo la kiciyo islamarkaana loo sheego wax aan jirin laga dhaxli karo Dhibaato sii dheeraata,wuxuuna tilmaamay in wadajir…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay Qasab in ay tahay Hal Maamul in loo sameeyo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed…










