Muqdisho(WRB)Kulankaan ayaa waxaa uu U jeedkiisu ahaa, Taageero loo Muujinayay doorashooyinka Baarlamaaniga ah ee Lagu Wado in Dalka ay Ka Dhacaan Sanadkaan, Waxaana Ka Qeyb-galay Xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya…
Author
ATEERA
Muqdisho(WRB)General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade), ayaa waxaa uu noqonayaa madaxa ilaalada Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya. Shariif Sheekh Axmed, ayaa waxaa maanta lagu wadaa in si rasmi ah…
Muqdisho(WRB)Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka xiray inta badan wadooyinka soo gala Suuq weyn ee bakaaraha ee magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Gawaarida…
Muqdisho(WRB)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India dib dalka loogu soo celiyo.…









