Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay jadwalka iyo shuruudaha lagu maamulayo howlaha Xajka ee sanadka 1448H/2027, iyadoo ugu baaqday shirkadaha…
Author
HAJI
Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Ciidamada Jabuuti, General Zakariye Sheekh Ibraahim iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho.…
Soomaaliya iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo iskaashiga difaaca iyo amniga
written by HAJI
Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo u dhexeeya wasaaradaha gaashaandhigga labada dal, kaas oo lagu ballaarinayo iskaashiga dhinacyada difaaca, amniga iyo horumarinta awoodda ciidamada. Heshiiska ayaa…
Baydhabo – Koonfur Galbeed Soomaaliya: Magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa martigelisay gogol dib-u-heshiisiin oo loogu talagalay in lagu xoojiyo nabadda, wadajirka bulshada…










