The African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) has formally transferred the technical management of the Buurhakaba Forward Operating Base (FOB) to the Somali National Armyβs 60th Division…
HAJI
DEG-DEG: Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ku Guuleystay Guddoomiyaha Golaha Shacabka
MUQDISHO β Musharrax Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib markii uu helay cod aqlabiyad ah oo dhan 142 cod.…
π πππππππππ¦: π πππ π¨π ππ¨π¦π¨π π’π’ ππππ¨ π πππππππππ¬ πππππππ‘ππ πππππππ
Baydhabo, 10 Agoosto 2026 β Ku-simaha Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Faysal Maxamed Duuble, ayaa magacaabay Abshir Maxamed Ibraahim inuu noqdo Guddoomiyaha Deegaanka Lafaale ee Gobolka Bay. Magacaabistan…
Wasiirka Difaaca Turkiga oo Ankara kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya
Wasiirka Difaaca Turkiga YaΕar GΓΌler ayaa magaalada Ankara kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyadoo kulanka uu goobjoog ka ahaa Taliyaha Guud ee Ciidamada…
Safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay horumarka laga sameeyay geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod ee Soomaaliya, iyagoo ballanqaaday inay taageerayaan dadaallada lagu xoojinayo hannaanka dimuqraadiyadeed iyo in awoodda…
Sheekh Aadan Madoobe iyo Safiirka Turkiga oo ka wada hadlay amniga iyo taageerada Koonfur Galbeed
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Danjire Alper AktaΕ, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka…










