BulshadaBaydhabo, 12 Agoosto 2026 — Wasiirrada Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta…
HAJI
Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya…
Magaalada Baydhabo waxaa maanta lagu qabtay shirka toddobaadlaha ah ee looga arrinsado xaaladda amniga iyo maamulka guud ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirka waxaa guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane…
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo ilaalinta xuquuqul insaanka Soomaaliya
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryam Qasim, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeelatay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta Soomaaliya (UNDP), Christophoros…
Daawo: Hoggaamiyaha KGS oo ka qeybgalay Casho-sharaf lagu maamuusay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ahaana gudoomiyihii hore baarlamaanka jamhuuriyada federalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay kulan casho-sharaf iyo mahadnaq ah oo lagu maamuusay Guddoomiyaha…










