Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa si dadban isbeddel ugu sameyneysa wejiyada hoggaanka ee kasoo muuqda saaxadda caalamka, iyadoo sare u qaadeysa muuqaalka madaxweyne ku-xigeenka dalkaas. Tallaabadan ayaa lagu macneeyay mid…
HAJI
Dhaqanka iyo odayaasha beelaha Mudulood ee degmada Balcad ayaa munaasabad soo dhaweyn iyo maamuus ah u sameeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo mas’uuliyiin…
Wasiirka Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulkadir Maxamed, ayaa kulan wax-ku-ool ah la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Türkiye. Kulanka ayaa diiradda lagu…
Baydhabo: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas…
Wasaarada arimaha dibada ayaa Usman Ahmed Mohamed u Magacaawday Agaasimaha Waaxda Hay’adaha Caalamiga ah.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa xilka Agaasimaha Waaxda Hay’adaha Caalamiga ah (Director for the Department of International Organizations) u magacowday Usman Ahmed Mohamed, sida lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen Hogaamiyaha Galmudug,…









