Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa hambalyo iyo duco u diray guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleysatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee…
HAJI
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay wadday qorshe dib loogu soo nooleynayo shirkaddii diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines, oo duulimaadyadeeda joojisay sannadkii 1991-kii kadib burburkii dowladdii dhexe. Dib-u-soo-celinta shirkaddan…
Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada oo dardargelinaya shuruucda hortaalla
Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, iyadoo kulanka uu shir…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tababar ugu Soo Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ee Galgaduud
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi bin…









