Munaasabad xil-wareejin ah oo maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa si rasmi ah loogu kala wareejiyay xilka Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada. Gudoomiye Ibraahim Maxamed Nuur (Kalaay), oo dhawaan…
HAJI
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaado gaaray Soo dhaweyn balaaran halkaa loogu sameeyay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu weheliyo hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa galabta safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee Gobolka…
Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Dardargelinaya Qorshaha 100-ka Maalmood
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Ibrahim Ahmed Nour, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda, kaas oo diiradda lagu…
Muqdisho: Shirkii u dhexeeyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad-goboleedyada, agaasinka waxbarashada gobalka banaadir ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo laga…
Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed oo Kormeer Shaqo ku Tagay Afgooye, Kulan la Yeeshay Bahda Garsoorka
Afgooye: Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdiraxiin Maxamed Ibraahim, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka ayaa xarunta…
Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Malaaq Deerow, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay xaflad xil-wareejin ah oo lagu qabtay magaalada Baydhabo, taas oo xilka Guddoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Duqa…
Somalia’s Ministry of Education, Culture and Higher Education is planning to recruit 4,000 new teachers, completing the government’s national target of hiring 10,000 teachers. The planned recruitment follows consultations between…










