Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jaamac, ayaa caawa casho sharaf mahadcelin ah u sameeyay dhalinyaradii ka qeyb qaadatay ololihii doorashadiisa, kaas oo ugu dambeyn uu ku…
HAJI
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Ururka Türkiye Alumni, Kuna Boorriyey In Aqoonta Loogu Adeego Dib-u-dhiska Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay xubnaha Ururka Türkiye Alumni, oo ay ku mideysan yihiin ardayda Soomaaliyeed ee wax…
Beesha Waraasile oo Weli Muujisay Qanacsanaan La’aanta Habka Loo Maareeyay Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed
Baydhabo, 14 Agoosto 2026 — Odayaasha dhaqanka, aqoonyahannada, siyaasiyiinta, dhalinyarada iyo haweenka Beesha Waraasile ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujinayaan in aysan weli ku qanacsanayn habka loo maareeyay dhismaha…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa Jibriil Afyare u magacaawday Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Siyaasadda iyo Cilmi-baarista.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa isbeddel ku sameysay qaar ka mid ah agaasimeyaasha waaxyaha muhiimka ah, iyadoo Jibriil Afyare loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Siyaasadda…
Aqoonyahan Idiris Cabdi Dhakhtar oo Dhaliil Culus U Jeediyay Maamulka Koonfur Galbeed: “Maxay Qabtaan Golaha Wasiirradu? |Maqaal
Aqoonyahan Idiris Cabdi Dhakhtar ayaa dhaliil xooggan u jeediyay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoo isbarbardhig ku sameeyay waxqabadka maamulkii hore iyo maamulka hadda jira. Idiris Cabdi Dhakhtar ayaa sheegay in…
Wasaarada waxbarasha Koonfur Galbeed oo Hambalyo u Dirtay Deeqa Cali Mukhtaar Maxamed oo Kaalinta 10-aad Ka Gashay Imtixaanka Qaranka
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Deeqa Cali Mukhtaar Maxamed, oo ka tirsan ardayda Dugsiga Ma’muur Baydhabo, kaddib…
Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo markii ugu horreysay shir-guddoomiyay Golaha Shacabka
Muqdisho, Soomaaliya – 15 Agoosto 2026: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa labaad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka…
Cismaan Maxamed Cabdi oo loo Magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Mudane Cismaan Maxamed Cabdi inuu noqdo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Magacaabistan ayaa…










