Muqdisho — Jaamacadda SIMAD ayaa ku dhawaaqday inay si gaar ah u qoondeysay fursado deeq waxbarasho oo loogu talagalay ardayda reer Suudaan, kuwaas oo ka faa’iideysan kara waxbarashada heerka koowaad…
HAJI
Ibraahim Maxamed Nuur (Kalaay) oo loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Duqa Magaalada
Baydhabo, 12 Agoosto 2026 — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate), ayaa Ibraahim Maxamed Nuur (Kalaay) u magacaabay Guddoomiyaha Degmada…
Hordhac Xildhibaanadda Soomaaliyeed ee Maraykanka, Ilhaan Cumar (Ilhan Omar), ayaa guul weyn ka gaartay doorashadii isreeb-reebka (Democratic Primary) ee ka dhacday gobolka Minnesota 11-kii Agoosto 2026. Waxay ku guuleysatay magacaabista…
NISA oo sheegtay in duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose lagu dilay 7 xubnood oo Al-Shabaab ah
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeeda, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay hawlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Tawakal ee gobolka Shabeellaha Hoose. Sida ay NISA…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay munaasabadda qalin-jabinta Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istaraatiijiyadda
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayay qalin-jabinta…
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, kaddib munaasabad ka dhacday xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee…









