Muqdisho — 4 Sebtembar 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay qaraxyo ka dhacay guri ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyadoo sheegtay inaysan wax lug ah ku lahayn…
Author
HAJI
Wafdi ka socda SoDMA oo gaaray Beledweyne, kana qeybgalaya shir ku saabsan xaaladda El Niño.
written by HAJI
Wafdi ka socda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoo wafdiga uu hoggaaminayo Maareeyaha Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah, Xasan Cabdulqaadir Ciise.…
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed oo Saldhigyo Cusub ka Samaystay Duleedka Baydhabo.
written by HAJI
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saldhigyo ciidan ka samaystay qaar ka mid ah duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo tallaabadan lagu sheegay mid lagu xoojinayo amniga magaalada…
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa sheegay in ay tahay mas’uuliyad-darro in maamulka hubka iyo hawada Soomaaliya lagu aamino hoggaan uu sheegay in waqtigiisu dhammaaday. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka…










