Qaramada Midoobay ayaa digniin culus ka soo saartay xaaladda El Niño, iyadoo Hay’adda Saadaasha Cimilada Adduunka (WMO) sheegtay in dhacdadan cimiladu ay bilaha soo socda si weyn u xoogaysan karto,…
Author
HAJI
Madaxtooyada DGKS oo warsaxaafadeed kasoo saartay dagaaladii baydhaba iyo duleedkeeda ka dhacay.
written by HAJI
Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag u bogaadinayso Ciidamada Qalabka Sida iyo shacabka magaalada Baydhabo, kaddib weerar ay magaalada ku soo qaadeen ciidamo taageersan Madaxweynihii hore…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalladii cuslaa ee shalay, khamiistii 3-dii September, ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda, iyadoo xaaladda magaalada ay maanta ka deggan tahay sidii shalay.…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay hannaanka lagu dhisayo Ururka Garsoorayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kulan wadatashi ah looga hadlay qabyo-qoraalka dastuurka…










