Muqdisho – Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirweynihii Qaran ee Amniga Gudaha, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga dalka, dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta dowladda…
HAJI
Wasiirkii hore ee Amniga Koonfur Galbeed, Xasan Cabdiqaadir Maxamed, Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed iyo masuuliyiin kale ayaa duleedka Magaalada Baydhabo ku booqday ciidamada taabacsan…
General Cirro oo La Filayo in Dib loogu Soo Celiyo Baydhabo, Xilli Aadan Madoobe Dalab U Gudbiyay Dowladda Federaalka.
Wararka ka imanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed uu Dowladda Federaalka ka dalbaday in General Cabdullaahi Aadan Xuseen (Cirro) dib…
Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ustaad Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Xaayow), ayaa ka hadlay weerarkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, isagoo soo bandhigay faahfaahin ku saabsan xaaladda amni ee magaalada iyo…
Taliye sare Daahir Macalin oo lagu soo warramayo inuu ku geeriyooday dagaalka Baydhabo.
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Taliye Daahir Macalin, oo lagu tilmaamay sarkaalkii ugu sarreeyay ee hoggaaminayay ciidanka ilaalada Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), uu ku geeriyooday…










