Security remains one of the most pressing issues facing South West State, with recent developments in Baidoa and surrounding areas highlighting the need for strengthened security measures and greater protection…
HAJI
Wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya oo Daahfurtay Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Rayidka xiliyada dagaalada.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Maxamed Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Rayidka xilliyada Hawlgallada Milatari iyo Colaadaha Hubeysan. Siyaasaddan ayaa diiradda…
SAWWIRO: Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo kormeeray xerooyinka ciidamada duleedka Baydhabo.
Wasiirka Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, Isaaq Maxamed Korsaar, ayaa maanta booqasho iyo kormeer ku tagay qaar ka mid ah xerooyinka ciidamada dowladda ee ku yaalla duleedka magaalada Baydhabo. Wasiirka waxaa…
Wasiirka Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed oo Shir-Guddoomiyey Kulan Looga Hadlay Xoojinta Adeegyada Caafimaadka Xilliyada Deg degga ah.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cqaadir Shariif Sheekhuna, ayaa shir-guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlay xaaladda amniga iyo saameynta ay ku yeelan…
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka Soomaaliya, Dr. Maryan Qaasim, ayaa soo dhaweysay daah-furka Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Rayidka xilliyada Hawlgallada Ciidamada iyo Colaadaha Hubeysan. Dr. Maryan qasim oo…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Sabtidan Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Guddiga Doorashooyinka Qaranka. Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan iyo xubno…








